Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug oo ku wajahan Magaaladda Gaalkacyo.
Madaxweynaha maamul Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa la filayaa in uu maanta gaaro Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa kasocdo dhaqdhaqaaq xoogan oo...
Read more











