Wasiirka Warfaafinta iyo Hanuuninta Dadweynaha ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) iyo wafdi uu hogaaminayo oo socdaal shaqo ku jooga magaalada Kampala ee xarunta Dalka Uganda ayaa halkaasi...
Read moreWafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta booqan doono Xarunta kumeel gaarka ah ee Maamul Goboleedka Jubbaland. Amaanka Magaaladda Kisamaayo ayaa aad loo adkeeyey waxaana Magaalada...
Read moreWararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubbada hoose ayaa sheegaya in Qarax loo adeegsaday bam gacmeed uu ka dhacay Saldhig Boolis oo ku yaala Magaalada. Waxaa la xaqiijiyay...
Read moreMadaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo oo ka hadlayey banaan bax balaaran oo shalay lagu qabtay garoonka Kubadda cagta Banaadir isla markaana lagu taageerayey howlgalka Xasilinta...
Read moreWaxaa 100 beri laga joogaa mudada talada madaxtinimo uu hayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Federal-ka Soomaaliya, Maxamed Cabdulahi Farmajo, waxaan qormadan ku fiirinayaa waxa u qabsoomay dawladda uu isaga hormuudka u yahay...
Read moreMadaxa arrimaha Ganacsiga Safaardda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan Dr : Cabdi Xakiin Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa Gudoomiyaha rugta ganacsiga ee Dalka Suudaan Cali Maxamed Axmed Xasan iyagoo ...
Read more.Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mduane Xasan Cali Kheyre oo ka qeyb galay bannaan-bax lagu taageerayay 100-kii maalmood ee ay jirtay Dawladda uu Hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo,...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho