Aqalka dowladda Hoose ee Xamar oo lagu xusayo 15-ka May
Aqalka dowladda Hooe ee Xamar waxaa ka bilaabatay munaasabad ballaaran oo lagu xusayo 74-guuradii xuska Maalinta dhallanyarada Qaranka iyo aas-aaskii ururkii gobonnimo doonka Soomaaliyeed ee SYL. Munaasabaddaan waxaa jooga dhallinyaro...
Read more











