Dhageyso Barnaamijka Wadajir oo diiradda lagu saaray abaaraha.
Soo Saare : Maxamednuur Macalin Maxamed Tabiye :Abdishakur Ali Ahmed
Read moreSoo Saare : Maxamednuur Macalin Maxamed Tabiye :Abdishakur Ali Ahmed
Read moreMuqdisho 5 May 2017 - Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey diyaar garowga shirka London oo 11ka May ka dhacaya dalkaas UK, gaar ahaan Lancaster...
Read moreShir looga hadlayey dhismaha cisbitaalka degmada Warshiikh ee gobalka Shabeellaha dhexe iyo sameynta mashaariicyo kale oo horumarineed ayna ka soo qeybgaleen Jaaliyadda ka soo jeeddo deegaanno ka tirson Gobalka Banaadir iyo shabeellaha dhexe...
Read moreBarnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa wasiirka Dhallinyarada iyo ciyaaraha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye oo ka hadashay...
Read moreCiidamada booliiska Soomaaliyeed ayaa howlgal lagu adkeeynayo ammaanka xalay ka sameeyay xaafado ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir. Howlgalkan oo ay qeyb ka ahaayeen ciidanka booliiska AMISOM ayaa ka dhacay...
Read moreMuqdisho, 4 May 2017 - Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa caawa yeeshay kulan deg-deg ah oo uu shir-guddoominayey Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga...
Read moreWasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah la yeelatay ururada bulshada rayidka ee SOSECENSA iyo PUNSAA oo ka kala howlgala Koofurta, Bartamaha, iyo deegaanada Puntland. Ujeedka...
Read moreMadaxweynaha Dawladda Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 04 may 2017 ku qaabilay magaalada Gaalkacayo wefdi uu hogaaminayo kuxigeenka safiirka dalka Turkiga u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Mr....
Read moreWasiirka Amniga Puntland Cabdi xirsi Cali qarjab ,Agaasimaah Hya’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Puntland ,Guddoomiyaha Gobalka Nugaal iyo Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Garoowe ayaa kormer iyo u kuurgalid ku sameeyay halka uu...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho