Ururka Shaqaalaha Caafimaadka oo deeq gaarsiiyey barakacayaasha ku sugan duleedka Magaalada Muqdisho.
Deeqdaan ayaa waxaa ugu deeqay Barakacayaasha ku nool dhismihii hore ee Baar Xaraf ee KM13 Ururka Shaqaalaha Caafimaadka waxaana ay ka koobneyd Mesego,Sisin,Qamadi iyo lowska iyagoo ugu talagalay Caruurta Barakacayaasha....
Read more










