Cammaan (29 Maarso, 2017)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo ka qeybgalaya Shir Madaxeedka 28aad ee Jaamacadda Carrabta, ayaa la wadaagay madaxda ka qeybgalaysa shirka horumarka ka...
Read moreCammaan (29 Maarso, 2017)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo ka qeybgalaya Shir Madaxeedka 28aad ee Jaamacadda Carrabta, ayaa la wadaagay madaxda ka qeybgalaysa shirka horumarka ka...
Read moreSafiirka Safarada Somaliyeed ee Wadanka Malaysia Amb.Abukar Abdi Osman "Mardaadi" ayaa ka mid noqtay tiro safiiro ajaaniib ah oo lagu sharfay in ay dowlada Malaysia kala soo qayb galaan soo...
Read moreTaliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa tababar u furay dhallinyaro jaamiciyiin ah oo ku soo biiray ciidanka booliiska laguna qaatay darajada Leyli Sarkaal. Munaasabaddi furitaanka tababarka...
Read moreGolaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa markii ugu horreysey ka doodey in caalamka laga mamnuuco hubka nukliyeerka. In ka badan 120 waddan ayaa taageeray heshiiska noocan ah, iyadoo waddamada haysta hubka...
Read moreXildhibaano ka tirsan labada gole ee baarlamaanka Jamhuuriyadda , saraakiil ciidan iyo mas,uuliyiinta wasaaradda Gadiidka Cirka iyo Dhulka ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay wasiirka magacaaban ee wasaaradda...
Read moreDanjiraha Soomaaliya u fadhiya wadanka Kuwait Danjire Cabdul qaadir Amiin Sheikh ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadankaasi Kuwait waxaana uu kala hadlay sidii ay door muuqda...
Read moreMadaxda dalalka Jaamacadda carabta ayaa berito oo ku began 29-ka bisha Marso lagu wadaa in dalka Urdun ay kaga qeybgalaan shir looga hadlaayo qodobbo dhowr ah oo la xiriira arimaha...
Read moreCiidamada Milatariga Kenya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa sheegay in ay in 31 ka tirsan maleeshiyaada Al-shabaab ay ku dileen howlgal ciidamada AMISOM ay ka fuliyeen Gobalka Gado. Howlgalka...
Read moreKulankan oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda Care ayaa waxaa looga hadlaayey sida ugu Haboon ee wax looga qaban karo Baahiyadda dhanka adeegyada aasaasiga ah ee nolosha bini aadamka ay u...
Read moreGudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Axmed Meyre Makaraan ayaa Maamuladda degmooyinka gobolkaas ugu baaqay in ay u diyaar garoowaan Fatahaado laga yaabo in uu sameeyo webiga Shabelle asagoo shacabkana ka codsaday in...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho