Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo sheegay in ay dhawaan Doorashada Madaxtinimada qabanayaan.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Mudane cali gacal Casir ayaa sheegay in ay dhawaan qabanaayaan doorashada madaxtinimada Maamul Goboleedka Galmudug oo uu dhawaan iska casilay Mudane C/kariin Guuleed. Gudoomiyaha ayaa meesha ka...
Read more











