Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa booqdey dhaawacyada ku waxyeelloobay qarixii maanta ka dhacay Xaafadda Kaawo Godey ee degmada Wadajir, isla markaana sheegay in dhaawacyada daran loo sameyn doono daryeel...
Read moreJaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Louisville gobolka Kentucky ee Dalka Mareykanka ayaa soo bandhigay Taageerada ay u hayaan dowlada Soomaaliyeed iyo madaxweynaha cusub ee dhawaan la doortay Maxamed Cabdillahi...
Read moreAgaasimaha hey'adda socdaalka iyo Jinsiyadaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalda Garowe, halkaasoo si diirran loogu soo dhaweeyay. Agaasimaha Hoggaanka socdaalka in jinsiyada DFS Waxaa...
Read moreqaraxaan oo loo adeegsaday gaari Nuuciisu ahaa Hariyeer ayaa ku qarxay suuq ku yaalla xaafadda kaawo Godey ee degmada wada jir. Sarakiil ka tirsan hay,adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka...
Read moreMuqdisho (19ka Febraayo, 2017) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa kulamo la qaatay Wasaaradaha Caddaaladda iyo Maaliyadda, waxa uuna kala hadlay hufnaanta nidaamka Maaliyadda,...
Read moreTaliyaha Ciidanka Boliiska ayaa tababar u furay saraakiil xigeenno sanadihii la soo dhaafay udallacay Darajada Sarkaal ee Xiddigle,Kuwaasoo tababarka ku baran doono waajibaadka sarkaalka looga baahanyahay, maadaama ay muddo dheer...
Read moreDegmada Kaxda oo dagmooyinka Gobolka Banaadir ayaa Waxaa soo gaaray Baracayaal horleh ku Waasi oo Lagu qiyaasay Sagaal Boqol oo qoys kana soo hayaamay Abaaraha Ku dhuftay Qaar Ka mid ah Gobolada Dalka sida ...
Read moreGaarigaan ay Wateen Maleeshiyaadka Dilalka Geystay oo noociisu ahaa NOHA ayaa Ciidamadu ugu dambeyn kaga Daba Tageen Tookiyada Xaafadda Siisii ee Degmada Yaaqshiid, waxaana Markii Tookiyada la isla Galay Kaagriga...
Read moreGuddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirrada dowladaha Norway iyo Turkey u fadhiya magaalada Muqdisho. Kulankii ugu horeeyey waxa uu...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho