Shir looga hadlayo sidii loo mideyn lahaa qaadista hanaanka Canashuuraha dalka ayaa maanta ka furmay magaalada Nairobi ee xarrunta wadanka Kenya.
Shirka oo socon doona muddo 5 maalin ah ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Banigiga adduunka, waxaana ka soo qeybgalay wasaaradda maaliyadda ee DFS iyo wasaaradaha maaliyadaha ee maamul goboleedyada dalka....
Read more










