Wareegii kowaad ee Codbixinta Doorashada Madaxweynaha oo soo idlaatay iyo Qiimeyn Horudhac ah.
Waxaa soo dhamaatey Codeyntii doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Wareegiid kowaad waxaana ku tartamay ilaa 21 Musharax oo dhamaantood doonayey in ay noqdaan madaxweyanaha Afarta Sano ee soo socoto. Wareega labaad ayaa...
Read more










