Sidee loo arkaa Xukunkii Wiilasha Kufsiga Geystay?
Wiilasha kufsiga ka geystay Galdogob ee Gobolka Mudug 29-ki January 2017-ka ayaa lagu xukumay Tacsiir u dhaxeeysa 100 ilaa 200 Karbaash, Xabsi u dhaxeeya 5 illaa 10 sano iyo ganaax...
Read moreWiilasha kufsiga ka geystay Galdogob ee Gobolka Mudug 29-ki January 2017-ka ayaa lagu xukumay Tacsiir u dhaxeeysa 100 ilaa 200 Karbaash, Xabsi u dhaxeeya 5 illaa 10 sano iyo ganaax...
Read moreGudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magacaabay gudiga ilaalinta anshaxa iyo Asluub Wanaaaga Doorashooyinka Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya, gudigan ayaa ka kooban sagaal xubnood oo ka baxsan baarlamaanka Soomaaliya. Hadaba...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta Dalka Itoobiya oo uu uga qeyb galayo shirka hoggaamiyeyaasha dalka Africa. Wafdiga Madaxweynaha Ayaa waxaa soo...
Read moreMadaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka qayb galay xalfad lagu sagootinayey isaga iyo weftigiisa oo ku sugnaa mudo laba cisho ah Bandar-bayla. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli...
Read moreRa'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa tacsi u direy ehellada iyo qaraabadii uu ka baxay Allaha u naxariistee Taliyihii Ciidanka Ilaalada R.Wasaaraha Gaashaanle...
Read moreGuddiga Qaban qaabada Doorashada ayaa ku dhawaaqay inay isdiiwaan galiyeen 24-Musharax oo u taagan qabashada xilka madaxweynaha, iyadoo la soo gaba gabeeyay diiwaan gelinta Musharaxiinta. Halkaan ka Akhriso Magacyada Musharaxiinta...
Read moreXaflad ballaaran oo ay ka qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed iyo marti sharaf kale ayaa lagu qabtay magaalada Karachi ee koonfurta wadanka Pakistan. Xafladaan ayaa ujeedadeedu aheyd...
Read moreRa’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxmaed Cumar Carteh ayaa gudoomiyay shir Guddiga Sugida Amniga Doorashooyinka ee Qaranka oo looga hadlayay qabashada doorashada Madaxweynaha. Waxaa ka soo qaybgalay Wasiirada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho