Wafdi uu hogaaminayay Gudoomiayaha maxkamadda sare ee dalka Ibraahim Iidle Sulaymaan ayaa waxaa qayb ka ahaa Xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed Calidaahir iyo mas'uuliyiin kale, waxaana garoonka diyaaradaha degmada Cadaado ku...
Read moreKormeer uu ujeedkiisu ahaa u kuurgalidda xaddiga ay gaarsiisanyihiin Abaaraha iyo biyo yarida ka jirta Deegaanada Galmudug ayaa waxaa xubno ka tirsan Guddiga Galmudug ay u xilsaartay war ka keenista....
Read moreShirjaraa’id uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho Wasiir ku xigeenka Wasaraadda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee dowladda F. Soomaaliya Siciid Jaamac Maxamed Qaalib ayaa kaga hadlay xaalufka maraakiibta shisheeye ay...
Read moreWARKA DUHUR TABIYE JUBA 05-12-2016
Read moreGanacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Koofur Afrika ayaa waxaa soo wajahay cabsi iyo walaac la xiriira weerarrada kaga imaanaya kooxaha Burcadda ee dhaca u geysta gaar ahaan Bilaha November...
Read moreWafdi uu hoggaaminaya Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Dalka Soomaaliya, Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa Maanta gaaray Magaalada Cadaado ee Xarunta ku meel gaarka ah ee maamul Goboleedka Galmudug. Mr. Suleymaan oo...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka maamulka Jubbaland. Madaxweynaha Dalka ayaa waxaa garoonka diyaaraha Kismaayo...
Read moreMuqdisho, 05, Dec, 2016….Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS mudane Maxamed Cumar Cate ayaa maanta soo gunaanaday shir looga tashanayey u adkaysiga afooyinka oo ay ka soo qayb galeen qaar ka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho