Duqa Muqdisho oo la kulmay Danjiraha Maraykanka ee Soomaaliya-(Sawirro)
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuneen Jimcaale (ma daale) ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay safiirka Dalka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Stephen Schwartz. Labada masuul ayaa kawada...
Read more











