Gudiga xalinta khilaafaadka oo soo saaray warsaxaafadeed cusub
Hoos ka aqriso war saxaafadeedka ay soo saareen gudiga xalinta khilaafaadka. Warsaxaafaeed GMXKHD 24 12 2016
Read moreHoos ka aqriso war saxaafadeedka ay soo saareen gudiga xalinta khilaafaadka. Warsaxaafaeed GMXKHD 24 12 2016
Read moreTaliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen.C/qaadir Shire Faarax (Erag) oo Howlo shaqo u jooga Gobalka Mudug ayaa Maanta kormeeray Booliska ku sugan Deegaannada Beyra,Bursaalax iyo Degmada Galdogob oo ka wada tirsan ...
Read moreMunaasabadan oo si qurux badan loo soo agaasimay ayna si wada jir ah uga soo qeybgaleen qeybaha kala duwan ee bulshada iyo xubno matalayey jaaliyadaha dalalka Scandavianka ayaa si diiran...
Read moreMagaalada Kambala ee Dalka Yugaandha ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay tababar ku saabsan qaab diyaarinta Miisaaniyadda 3- sanadlaha ah. Tababarkaasi oo ay ka qeybgaleen xubno ka socday Wasaaradaha Dowladda Xafiisyada...
Read moreWararka ka imaanaya Magaalada Roma ee Dalka Talyaaniga ayaa sheegaya in Ninkii geystay weerarkii gaari ee jiirsiiyay dad ka tukaameysanayay Suuq ku yaala Magaalada Berlin ee Wadanka Jarmalka in la...
Read moreBarnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV Jimco kasta ayaa lagu falanqeeyay dhibaatooyinka ay maleeshiyaadka Shabaab ku hayaan shacabka iyao dagaallo dhex maray shacabka iyo maleeshiyaadka Shabaab...
Read moreTartanka Ciyaarta Kubbada Koleyga Gabdhaha ee Maamul Gobaleedyada Dalka Soomaaliya ayaa Shalay galab ka furmay Magaalada Garawe ee Gobolka Nugaal. Furitaankii Tartankaasi oo ay goob Joog ka ahaayeen Madax ka...
Read moreQarax ayaa galabka ka dhacay xaafadda Black Sea ee magaalada Muqdisho kaasoo la sheegay in ay ku geeriyoodeen Sadex qofood oo laba ka mid ah ay shacab ahaayeen sidoo kale...
Read moreTaliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen. C/qaadir Shire Faarax (Erag) oo Howlo Shaqo iyo Tirakoobidda Ciidamada Booliska Puntland u jooga Magaalada Gaalkacyo ayaa Maanta kormeeray Saldhigga Miir, Xarunta Ciidamada SPU,kantaroolka Bari...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho