Wednesday, July 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Milatariga Nigeria oo la wareegay koobihii ay heysteen kooxaha Mucaaradka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Milatariga Nigeria oo la wareegay koobihii ay heysteen kooxaha Mucaaradka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweeyne Maxamedu Buhaari ayaa waxaa uu sheegay maalintii shalay ahayd  meelihii ay haaysteen kooxda argagixisada ah ee Boko Haraam ee Waqooyi Bari dalka Nigeria keynta ku taal ee Sambiisi ay xoog uga saareen militeriga dalkaasi Nigeria .

Buhaari ayaa intaa ku daray haddii ay xaqiiq noqoto tani in laga qabsaday meelihii ay ku sugnaayeen kooxdaasi Boko Haraan ay noqonayso dhirbaaxo ku ddhacday kooxdaasi, waxaa kale oo Militeriga Nigeria ay dedaal ugu jiraan sidii ay u soo qaban lahaayeen hoggaamiyayaasha kooxdaasi Boko Haraam.

Related posts

Wasiir Fiqi” Waxaa jira mas’uuliyiin magac dilka dalka, Dowlado shisheeye lacago uga soo qaatay”,

Dowladda oo faahfaahin ka bixisay duqeymo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Khawaariijta

July 29, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Oo Shir Muhiim Ah Uga Qeybgalay Dalka Uganda

Taliyaha Ciidanka Xoogga Oo Shir Muhiim Ah Uga Qeybgalay Dalka Uganda

July 29, 2026

Olole balaaran oo ay qaadeen militeriga Nigeria ayaa waxay ku sameeyeen baaritaanno baaritaanno  dhul baaxaddiisu la eg tahay 1300 Km oo isku soo wareeg ah.

 Madaxweyne Buhaari ayaa ku guubaabiyay militeriga dalkiisa in ayan ka harin koxdaasi naf la caariga ah oo marba meekl ku dhuumaneeyso, waxaa kale oo uu ku dhiirri geliyay in ay soo qabtaan haddii ay siirtoobeeyso oo nolol ay ku heli karaan dadkaasi fallaagoobay ee hawl ka dhigtay in ay gawracaan dadka sidii xoolihii si logu maxkamadeeyo dambiyadii ay ka galeen dadka iyo dalka Nigeria.

Sanadii 2015ka ayaa ahayd markii dowladda dalkaasi Nigeria ay sheegtay in farsamo ahaan laga adkaaday kooxdaasi Boko Haraam, oo awooddii ay kooxdaasi lahayd la kala dhantaalay oo aanay lahyan raggannimo ay meel ku qabsadaan.

Hawlgalaadii ay ciidanka Nigeria kaga xorreeyeen kooxdaasi ayaa waxaa  u hambalyeeyay Madaxweyne Buhaari, guushii ay ka gaareen kooxda Boko Haraam.

Khilaafka Todoba sano jirsaday ee u dhaxeeyo dowladda iyo Kooxdaasi ayaa waxaa ku geeriyooday dad gaaray ilaa shan iyo toban kun oo qof, iyadoo ay ku barakaceen in ka badan laba milyan oo qof.

Previous Post

Diyaarad mileteri oo ay leeyihiin ciidamada Raashiya oo sidday 91-ruux ayaa ku dulburburtay Badda Madow

Next Post

Ciidamada Tunisia oo xiray Ninkii ka Dambeeyay Weerarkii Berlin Ee Anas Camri

Next Post
Ciidamada  Tunisia oo xiray Ninkii ka Dambeeyay Weerarkii Berlin Ee Anas Camri

Ciidamada Tunisia oo xiray Ninkii ka Dambeeyay Weerarkii Berlin Ee Anas Camri

Wasiir Fiqi” Waxaa jira mas’uuliyiin magac dilka dalka, Dowlado shisheeye lacago uga soo qaatay”,

Dowladda oo faahfaahin ka bixisay duqeymo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Khawaariijta

July 29, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Oo Shir Muhiim Ah Uga Qeybgalay Dalka Uganda

Taliyaha Ciidanka Xoogga Oo Shir Muhiim Ah Uga Qeybgalay Dalka Uganda

July 29, 2026
0

Waxaa maanta magaalada Kampala si rasmi ah uga furmay shirka taliyeyaasha ciidamada dalalka ciidamada ku deeqay Hawlgalka Midowga Afrika ee...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Federal Republic of Somalia Condemns the Desecration of Al-Aqsa Mosque

July 29, 2026
0

The Federal Republic of Somalia condemns in the strongest possible terms the storming of Al-Aqsa Mosque by an Israeli official...

Wasiirka  Arrimaha Dibadda XFS oo Kulan La Qaatay Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Kulan La Qaatay Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika

July 29, 2026
0

Intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In