Kulankan lagu ansixinayay guddiga oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaaladda Galkacayo, waxaa ka qaybgalay R/wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Shama’arke, madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas , madaxweynaha Galmudug...
Read moreCiidanka Dowladda Federaalka iyo kuwa Koofur Galbeed ayaa dib ula wareegay deegaanka Ceel Garas ee gobalka Bakool, sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya. Deegaankaan ayaa ka mid ah...
Read moreWejiga 2-aad doorashooyinka loogu tartamayo aqalka Hoose ee baarlamaanka soomaaliya ayaa maanta la filayaa in ay dib uga bilowdaan magaalooyinka garoowe iyo cadaado oo ah caasimadaha dowlad goboleedyada Puntland iyo...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute iyo Guddoomiyaha...
Read moreDejinta iyo ansixinta Dastuurka Agoosto 2012 – Dhisidda Baarlamaankii 9-aad ee Soomaaliya - Ka bixiddii ku-meel-gaarnimada Taniyo 2008 waxaa lagu hawlanaa dejinta Dastuurka Jumhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaas oo soo maray...
Read moreHowlgal qaatay muddo saacado ah ayaa ciidanka xoogga dalka Soomaliyed waxa ay ka sameyen degaanka Ceel-abakar oo 15 km dhanka galbeed kaga beegan degmada Baraawe ayaa waxaa lagu baacsanayay maleeshiyaad ka tirsan...
Read moreGaroonka diyaaradaha degmada Hobyo ee gobolka Mudug oo aan muddo dheer la isticmaalin ayaa hadda waxaa lagu dhisayaa mashruuc maamulka degmadu fulinayo uuna maalgalinayo Santuuqa xasilinta Soomaaliya (SSF Somali Stability...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho