Diiwaangelinta Ergooyinka oo laga billaabay Baydhabo
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa lagu soo waramayaa in ay ka bilaabatay diiwaangalinta iyo sharciyaynta ergooyinka ansixinaya xildhibaanada baarlamanka soo socda. Ergooyinkaasi ayaa lagu wadaa inay soo doortaan...
Read more










