Col. Bishaar: “Howlgal ay fulinayaan ciidamo isku dhaf ah ayaa ka billaabanaya Muqdisho”
Taliyaha qaybta boliska gobolka Banaadir Col. Bishaar Abshir Geeddi ayaa sheegay in howlgal ay ka wada qeybqaadanayaan qeybaha ciidamada uu ka bilabanayo magaalada Muqdisho kaasoo lagu adkeynayo amaanka guud ee...
Read more











