Dejinta iyo ansixinta Dastuurka Agoosto 2012 – Dhisidda Baarlamaankii 9-aad ee Soomaaliya - Ka bixiddii ku-meel-gaarnimada Taniyo 2008 waxaa lagu hawlanaa dejinta Dastuurka Jumhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaas oo soo maray...
Read moreHowlgal qaatay muddo saacado ah ayaa ciidanka xoogga dalka Soomaliyed waxa ay ka sameyen degaanka Ceel-abakar oo 15 km dhanka galbeed kaga beegan degmada Baraawe ayaa waxaa lagu baacsanayay maleeshiyaad ka tirsan...
Read moreGaroonka diyaaradaha degmada Hobyo ee gobolka Mudug oo aan muddo dheer la isticmaalin ayaa hadda waxaa lagu dhisayaa mashruuc maamulka degmadu fulinayo uuna maalgalinayo Santuuqa xasilinta Soomaaliya (SSF Somali Stability...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan dhiirigelin ah u sameeyey Farxaan Hadaafoow oo ah ciyaaryahankii Soomaaliya uga qeyb-galay tartanka Olombikada adduunka ee ciyaaraha naafada. Farxaan Hadaafoow...
Read moreWARKA DUHUR TABIYE KAHIYE 12-11-2016
Read moreRa’iisulwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Ujeedada uu u tagay Magaalada Gaalkacyo Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya...
Read moreDoorashadii Golaha Shacabka Dawladda ku-meel-gaarka ee lagu soo dhisay Embakati, Kenya - 20-kii Agoosto 2004 Maadaama ay dhamaatay muddadii xilhaynta afarta sano ee Golihii shacbiga la dishay 2000, waxaa la...
Read moreAkhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa hanaanka doorashooyinka Xildhibaannada gobollada Waqooyi ee Soomaaliya uga qeybgalayaan doorashooyinka labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kala ah aqalka Sare...
Read moreBarnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa oo ka qeybgalay danjiraha dowlada Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgen Bekar oo si faah...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho