Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho
WAR SUBAX TBIYE ROOR 11-11-2016
Read moreWAR SUBAX TBIYE ROOR 11-11-2016
Read moreMadaxweynaha dalka Faransiiska Francois Hollande ayaa waraaqaha aqoonsiga ee safirnimo ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u qaabilsan dalka Faransiiska Danjire Cali Shariif Axmed, kaasoo xaruntiisa noqoneyso magaalada Paris. Munaasabad...
Read moreR/wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa shir gudoominayay kulan wadatashi ah oo u dhaxeeyay dowladda iyo hey’adaha U.N-ka oo uu hogaaminayay Ku-Xigeenka Ergeyga gaarka ah ee...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay doorashooyinka Aqalka Hoose ee ka billowday Magaalada Cadaado ee Dowlad Gobolleedka Galmudug iyo Doorashooyinkii Aqalka Sare oo magaalada Jowhar...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Marxuum Dr Hassan Haji Ali Mire oo xalay ku geeriyooday magaalada Columbus, Ohio ee dalka Mareynkanka...
Read moreKordhinta muddada xilhaynta Golaha Shacabka iyo Dejintii Dastuurka 1990 Dhamaadkii sideetaankii waxaa aad usoo kordhay guuxa dadweynaha oo ay ku diidan xukunkii militeriga iyo nidaamkii halka xisbi keliya iyo mabaadii’dii...
Read moreWaxaa goordhaw magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka Galmudug lagu doortay labo Xildhibaan oo kamid noqonaya Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya, kadib doorasho goordhaw siyaabo kala duwan u...
Read moreErgayga Midowga Yurub u qaabbilsan Dalka Soomaaliya, Ambassador Veronique Lorenzo, ayaa sheegtay inay 6,800 Boliis ah oo isugu jirta Rag iyo Haween ay Todobaadkan siin doonaan Mushaar heerkiisu sarreeyo. Mss:...
Read moreDoorashada xildhibaanada baarlamaanka cusub ee Soomaaliya oo Maalintii Saddexaad ka socoto Magalada Kismaayo ayaa waxaa Maanta la soo doortay Toddoba Xubnood oo ka mid noqonaya Aqalka hoose. Xildhibaanada Maanta guuleystay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho