Taliyaha Laanta Socodaalka oo tagay Magaalada Cadaado.
Taliyaha Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dawladda Federaalka Soomaaliya G/dhexe Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Cadaao. Taliyaha ayaa kormeeray qaybta socdaalka ee Airporka Magaalada degmada Cadaado,...
Read more










