Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Maxamed Shiikh Xasan Xaamud oo safar shaqo ku jooga Magaalada Doha ee Dalka Qadar ayaa la kulmay Masuuliyiin ka tirsan Wadankaasi. Taliayaha oo ujeedada safarkiisu...
Read moreCiidanka Nabadsugidda Qaranka ee ku sugan deegaanada Galmudug ayaa saaka aroortii soo badbaadiyey haweeney Kenyan ah oo u afduubneyd koox Burcad ah. Howlgalkan oo ka dhacay deegaanka Camaara ee hoostagta...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay maalinta qaranimada jamhuuriyadda Turkiga oo lagu qabtay Muqdisho. Munaasabada oo si heer sare ah loo soo agaasimay laguna xusayay 93...
Read moreAkhristayaasheenna sharafta leh waxaan idiin bilaabi doonaa baahinta qoraalka Taxanaha Taariikhda doorashooyinka Soomaaliya laga soo bilaabo 1959kii - 2012 kaasi oo hada laga sii daayo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed (SNTV) iyo...
Read moreR/wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa la kulmay ku xigeenka Madaxa USAID ee Xafiiska u qaabilasan arrimaha Dimuqraadiyada, Khilaafaadka iyo Gargaarga Bini'aadannimada (DCHA) Mr. David Harden,...
Read moreBoqortooyada Sucuudiga ayaa ku eedeeysay dagaalyahanada Xuutiyiinta ee Yemen in ay gantaal nooca riddada dheer ah ku soo rideen dhanka magaalada barakeysan ee Makka. Wakaaladda wararka u faafisa boqortooyada Sucuudiga...
Read moreR/wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa saxiixay buugga Tacsida ee Amiirkii hore ee dalka Qadar Sheekh Khalifa Bin Xamad Al Taani oo uu Alle uga baryay...
Read moreBarnaamijka kulabka todobaadka ee ka baxa radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa gudoomiyaha gobolka Sh/hoose Ibraahin Aadan Cali "Najax" isagoo si faah faahsan uga hadlay xaaladda...
Read moreSafaaradda Wadanka Maraykanka uu ku leeyahay Magaalada Nairobe ee Dalka Kenya ayaa si ku meel gaar ah loo xiray, kadib markii Nin lagu toogtay Iridka hore ee dhismaha Safaaradda maalintii...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho