Xildhibaanada maamulka Hirshabeelle oo maanta dooranayo madaxweyne.
Xildhibaanada dhawaan lasoo xulay ee maamulka Hirshabeelle ayaa maanta lagu wadaa in ay doortaan madaxweyne uu yeesho maamulka Hirshabeelle iyo weliba madaxweyne ku xigeen. Kursiga madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa...
Read more










