Madaxweynaha oo maanta kormeeray xarunta gaadiidka gurmadka degdega ee Muqdisho
Madaxweynaha Jamhuuriuyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Shekkh Maxamuud ayaa maanta kormeeray xarunta gaadiidka gurmadka deg dega ah ee Muqdisho. Madaxweynaha J.F. Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa la socdey guddoomiyaha gobolka...
Read more











