Shir mid lagu soo bandhigayay hiddaha iyo dhaqanka Dalalka Africa ayaa lagu qabtay Magaalada Cape town ee Dalka South Africa, waxaana soo qaban qaabiyay hey’ad lagu magacaabo” Mideey Africa ‘oo...
Read moreXuska maalinta Caalamiga ah ee Cunada Aduunka oo ay soo agaasimeen masuuliyiinta wasaaradda beeraha Soomaaliya, waxaa ka qeyb galay wasiirka wasaaradda beeraha Soomaaliya, wasiir ku xigeenka wasaaradaasi, xildhibaano katirsan baarlamaanka...
Read moreDoorashada xubnaha aqalka sare u metelaya maamulka Galmudug aqalka sare ayaa la soo dhameystiray. Doorashadan oo mudo labo maalmood ah socotay ayaa waxaa labaddii kursi ee u dambeysay ku kala...
Read moreSaraakiil ka scoto Ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Amisom, ayaa waxay Maanta Gaareen Magaalada Jowhar ee Caasimadda Gobolka Shabeellada dhexe. Wafdigan oo uu hor kacayo Taliyaha guud ee hawlgalka...
Read moreWaxaa soo gabagabooday doorashaddii xubnaha aqalka sare u matali lahaa maamulka Galmudug oo shalay iyo maanta si habsami leh uga socotay magaalada Cadaado. Labaddii kursi ee ugu danbeysay ayaa waxaa...
Read moreWasiirka Difaaca Ingiriiska Michael Fallon ayaa sheegay inuu dalkiisa u diray Tunisiya 40 Askeri oo tababarayaal ah si ay ciidamada Tunisiya u siyaan tababar ku saabsan qaabka loola dagaalmo dagaalyahaaniinta...
Read moreMaxkamada Degmada Xamarwayne waxa ay baafinaysaa Dacwaysane Muxdiin Abuukar Axmed Ina faadumo Axmed faqay 47 jir ah , Degan dalka Talyaaniga Kaas oo ay ka taalo Dacwad Qoys ah, una dhaxaysa...
Read moreJawaahir Axmed Cilmi ayaa ku guuleysatay kursiga lixaad ee xubnaha aqalka sare u matalaya maamulka Galmudug . Kursiga ay kusoo baxday marwo Jawaahir Axmed Cilmi ayaa sidoo kale waxaa u...
Read moreSaraakiisha ciidamada badda dalka Maraykanka, ayaa sheegay in dhowr gantaal lagu ridey Maraakiib dagaal oo Maraykanku leeyahay,kuwaas oo ilaalo ka haya biyaha dalka Yemen. Weerarka lagu qaaday xalay markabka USS...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho