Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho
WAR SUBAX TBIYE IRSHAAD 14-10-2016
Read moreWAR SUBAX TBIYE IRSHAAD 14-10-2016
Read moreGuddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellada Dhexe ayaa ka qeybgalay Kalfadhiga 1aad ee Baarlamaanka...
Read moreMuqdisho, 13 October 2016 (Villa Somalia)-- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee baarlamanka maamulka cusub ee HirShabeelle oo maanta lagu doortay...
Read moreMunaasabad lagu maamuusayey maalinta araga aduunka oo ku beegan maanta ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana ka qayb galay wasiirro xildhibaanno xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka maaamulka iskuulka ardayda aragga...
Read moreShir ay wada yeesheen Barlamaanada Afrika iyo Carabta laguna qabtay magaalada Sharma Sheikh ee Dalka Masar, ayaa waxa ay labada Barlamaan ka wada hadleen arimo ay ka mid yihiin iskaashiga...
Read moreWARKA DUHUR TABIYE FARXIYO MIRE 13-11-2016
Read moreMunaasabad loogu Halmbalyeynayey Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Guud Bashiir Maxamed Jaamac oo hal darajo la dalacsiiyey ayaa Lagu qabtay Xarunta Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed iyadoo ay ka soo qeyb galeen...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan kula yeeshay Ergeyga Gaarka ah ee Hay’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay ugu qaabilsan Soomaaliya, Danjire Maxamed Cabdi Afey. Madaxweynaha...
Read moreMuddooyinki ugu dambeeyay magaalada Muqdisho waxaa ka socday dib u dhis iyo nadaafad xoog leh oo sare loogu qaadayo bilicda iyo nadaafada magaalada Muqdisho. Sidoo kale magaalada Muqdisho waxey ka...
Read moreGudoomiyaha baarlamaanka Dowlada Soomaaliya mudane Jawaari ayaa gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhaxe. Wafdiga gudoomiha Baarlamaanka ayaa magaalada Jowhar u gaaray in ay googjoog ka noqdaan doorashada gudoonka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho