Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho
WARKA SUBAX 12.10.2016
Read moreMaantoo kale 12-kii October sanadkii 1954-tii ayeey aheyd markii ugu horreeysay ee la saaray Calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, hasa yeeshee Calanka Buluugga ah ee u eg samada xiddigta Shan geesoodka ahna...
Read moreXildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Masar ayaa ka qeybgalay sanad guuradii 150 aad xilligii la aas aasay Barlamaanka Dalka Masar,iyadoo uu dalkaasi...
Read moreWasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ku baaqay in si dhaqso ah loo jooji dagaalada ka soo...
Read moreGudiga Doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya ayaa shaaciyey in loosoo gudbiyey liiska qaar kamid ah ergadii dooran lahayd xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya . Gudiga ayaa xaqiijiyey in ergada lasoo gudbiyey ay tiradooda...
Read moreMuqdisho, 11 October 2016 (Villa Somalia)—-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Cumar Cabdirashiid Sharma’arke, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatey wakiilada...
Read moreDawladda Niger ayaa ogolaatay in dalka Jarmalka uu Saldhig cusub ee Ciidan dhanka Taakuleyn ah ka furto dalkeeda. Qorsha Saldhiggan cusub laga furayo dalka Niger ayaa waxa uu ka dambeeyay...
Read moreXarunta Kumeel gaarka ee Maamulka Galmudug ee Cadaado ayaa maanta waxaa gaaray Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka dadban Md Cumar Maxamed Cabdulle dhegey, Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Sarreeye Guuto Cali baashi...
Read moreCadaawe Cilmi Nuur oo ahaa gudoomiye ku xigeenkii hore ee dhinaca amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Hiiraan oo wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda deegaanka Ceelcali ee...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho