Dowladda Soomaaliya oo ku dadaaleysa kahortaga Cuno yari ka dhacda gobolo kamid ah dalka
Wasiirka Wasaarada Beeraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya C/Casiis Saalax ayaa sheegay in Wasaarada beeraha ay ka hortageyso Cunto yari laga cabsi qabo iney ka dhacdo deegaano ka tirsan gobolada Dalka. Wasiirka...
Read more










