Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha oo lagu soo dhaweeyay Cadaado+Sawirro
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaalada cadaado ee xarunta ku meel gaarka ah ee Galmudug. Wafdigan oo...
Read more











