Wasaaradda Maaliyadda XFS oo soo saartay fariin ku socota ganacsatada Soomaaliyeed
Fariin ka socota agaasinka Guud ee Dakhliga ee wasaaradda Maaliyadda. Muwaadiniinta Soomaaliyeed. Agaasinka Guud ee Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda wuxuu ogeysiinayaa muwaadiniinta Soomaaliyeed in la balaariyay ganacsiyada laga qaadayo canshuurta ”gadida”...
Read more











