Qaramada Midoobay oo soo dhaweysay xabbad joojinta ka dhaqan gashay dalka Suuriya
Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobeey u qaabilsan dalka Suuriya, Staffan de Mistura, ayaa sheegay in ay istaagtay colaaddi ka taagneyd dalka Suuriya kaddib markii ay isniinti dhaqangashay xabad joojinta...
Read more











