Dhismaha waddada isku xirta Dangoronyo iyo Eyl oo meel wanaagsan mareysa+Sawirro
Waxaa Meel wanaagsan maraya dhismaha waddada isku xirri doonta Dagmooyinka Dangorayo iyo Eyl oo uu dhawaanahaan dhismahoodu socday iyadoo waddada ay hada marayso deegaanka qarxis oo kala bara dagmooyinka Eyl...
Read more











