Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qeybgalay barnaamij toos ah oo looga hadlayay kaalinta dhalinyarada Soomaaliyeed uga aadan horumarka iyo nabadgelyada dalka. Madaxweynaha ayaa intii...
Read moreKu-xigeenka Taliyaha AMISOM ee u qaabilsan taakulada iyo saadka Sarreeye Gaas Nakibus Lakara ayaa codsaday in laga taageero sidii looga hortegi lahaa halista miinooyinka ay isticmaalaan kooxda Al-Shabaab. Hadalkaan ayuu...
Read moreKulankaan oo lagu sagootinayey howl wadeeno kamid ah shaqaalaha hay’adda Bisha cas ee dalka Turkiga oo howlo kala duwan u qabtay shacabka Soomaaliyeed, sidoo kalena lagu soo dhaweynayey shaqaale kale...
Read moreDalka Uzbekistan ayaa looga dhawaaqay sadex maalmood oo baroordiiq ah kaddib markii uu shalay geeriyooday Madaxweynaha dalkaasi Islam Karimov oo ahaa 78 sano jir. Islaam Karimov ayaa dalka Uzbekistan xukumayay...
Read moreShirka maamulka loogu sameynaayo gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa lagu wadaa maanta in uu si rasmi ah uga furmo magaalada Jowlhar ee xarunta gobolka Sh/Dhexe.. Dhawaan dowladda Soomaaliya ayaa...
Read moreXildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya ayaa ka qaybgalay kulan looga Hadlayay doorka haweenka Soomaaliyeed ee ka qaybgalka siyaasadda Soomaaliya ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Ujeedka kulanka ayaa ahayd xoojinta helista...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho