Wajiga labaad ee shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe oo ka furmaya Jowhar
Waxaa lagu wadaa in magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe uu ka furmo shirka maamulka loogu sameynaayo gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe. Dhawaan dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in shirka...
Read more











