Maleeshiyaadka Shabaab oo dil naxariis darro ah ka geystay tuulada Biyo-caddo ee G/Sh/Dhexe
Malleeshiyaadka Shabaab ayaa deegaanka Biya-Cadde ee Gobalka Shabeellaha Dhexe waxa ay si naxariis darro ah ugu dileen sadex nin kaddib markii ay habeennimadii xalay aqalkii ay daganaayeen ku dhex dileen...
Read more











