Gudoomiyaha Cusub Ee Maxkamada Sare Maamulka Puntland Oo Xilkiisa La wareegay + Sawiro
Madaxweyne kuxigeenka dawlad goboleedka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 21 Agoosto, 2016 xarunta Maxakamadda Sare ee dawladda Puntland kaga qayb galay munaasabad ay...
Read more











