Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Badeecado dhacay oo lagu qabtay dekadda Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Badeecado dhacay oo lagu qabtay dekadda Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay badeecado dhacay oo u rarnaa ganacsato Soomaaliyeed, taasoo la doonayay in lagu iibiyo suuqyada Muqdisho.

Sarkaal ka tirsan Ciidanka Dekedda Muqdisho,ayaa SONNA u sheegay inay badeecadan oo isugu jirtay Buskut,Nacnac,iyo Dawooyin waqtigii isticmaalka dhaafay, ay xabsiga u taxaabeen raggii watay.

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026

Wasiirka wasaaradda Ganacsiga iyo wershedaha dowladda federaalka Soomaaliya, Eng;C/rashiid Maxamed Axmed oo halkaasi saxaafadda kula hadlay ayaa sheegay in ganacsatada qaar ay mar mar dalka soo geliyaan badeecoyin dhacday,wuxuuna arrintaasi ku tilmaamay fal dambiyeed laga galay bulshada.

Wasiirka,ayaa ku boorriyay ganacsatada qaar inay sharuucda dalka ilaaliyaan, dowladdana kala shaqeeyaan koontaroolka badeecadaha ay dalka soo gelinayaan, isagoo ganacsatada qaar ku ammaanay iney u hogaansanyihiin shuruucda dowladda ayana keenaan badeecaddo tayo leh.

“Ganacsatada Soomaaliyeed waxaan ka codsaneynaa in ay gacan nagu siiyaan in aan isla ilaalino tayada badeecadaha dalka soo galaya  iyo kuwa ka dhoofaya taana waxaa fure u ah in aanu wada xoojinno hay’adda qaabbilsan koontaroolka tayada badeecooyinka ee BGM”ayuu yiri wasiirka .

Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Dr; Axmed Cali Daahir  ayaa amray in la ciqaabo dadka ku howlan ka ganacsiga badeecooyinka dhacay,kuwaasoo ay ku jiraan ragga maanta soo dejiyay badeecadaha dhacday.

“Hay’adaha sharciga waxan farayaa cid kasta oo ku lug yeelata faldambiyeedyada noocan ah, kii soo dejiyay iyo intii kala qayb qaadatay dhamaantood waa dambiilayaal  waana in sharciga la horkeenaa “ayuu yiri xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir.

Dek5 Dek1 Dek3 Dek4 Dek6

Previous Post

Daawo Sawirrada: Gudoomiyaha cusub ee degmada Dharkeynleey oo maanta xilka la wareegay

Next Post

Dhageyso: Warka Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso: Warka Radio Muqdisho

Dhageyso: Warka Radio Muqdisho

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In