Wasiirka Gaashaandhigga oo ciidamo tababar ugu soo xiray degmada Cabuudwaaq SAWIRO
Wasiirka Gaashaandhigga Jen. Cabdulqaadir Shiikh Cali Diini oo ay Weheliaan Taliyaha NISA Qaybta Galmudug Saadaq Cumar Xasan, Taliyaha Booliska Axmed Maxamed Raage iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xoogga ee qaybta 21.aad ayaa maanta...
Read more











