Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gaashaandhigga oo ciidamo tababar ugu soo xiray degmada Cabuudwaaq SAWIRO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gaashaandhigga oo ciidamo tababar ugu soo xiray degmada Cabuudwaaq SAWIRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gaashaandhigga Jen. Cabdulqaadir Shiikh Cali Diini oo ay Weheliaan Taliyaha NISA Qaybta Galmudug Saadaq Cumar Xasan, Taliyaha Booliska Axmed Maxamed Raage iyo Saraakiil  ka tirsan Ciidamada Xoogga ee qaybta 21.aad  ayaa maanta u soo xiray tababar soconayay muddo Sadex bilood ah Ciidamo gaaraya 114 oo ka tirsan Qaybta NISA  ee Degmada Caabudwaaq.

Taliyaha Ciidamada NISA qaybta dawlad goboleedka Galmudug Gaashaanle sare Saadaq Cumar Xasan ayaa ku soo dhaweeyay xerada tababarka loogu soo xirayay ciidamadan curdan ka ah ee ku soo biiray Xoogaga NISA ee Gobolka waxaana uu sheegay inay u tahay Fursad ka qayb galka Xiritaanka Tababarka Wasiirka wasaaradda gaashaandhiga  Jen. Cabdulqaadir Shiikh Cali Diini.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiir Diini ayaa Munaasabadda lagu soo xirayay Tababarka ka soo jeediyay Qudbad dheer oo isugu jirtay
dhiiragalin iyo waxa laga doonayo oo ah waajibaadka laga rabo ciidanka loo xiray Tababarka waxaana uu  ugu dambayn u soo jeediyay Dardaaran ku wajahan gudashada waajibaadkooda.

Ciidankan ayaa noqonaya qaybtii ugu horraysan ee NISA ee loo abuuray sugidda iyo ka shaqaynta amniga Degmada Caabudwaaq.

DSCN9612 DSCN9613 DSCN9617 DSCN9618 DSCN9619 DSCN9620

Previous Post

Shirka Baaralamaannada Afrika oo lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Johannseburg+Sawirro

Next Post

Safaaradda Soomaaliye ee Kenya oo dhar u qeybisay maxaabiis laga sii daayay xabsi ku yaalla Nairobi+Sawirro

Next Post
Safaaradda Soomaaliye ee Kenya oo dhar u qeybisay maxaabiis laga sii daayay xabsi ku yaalla Nairobi+Sawirro

Safaaradda Soomaaliye ee Kenya oo dhar u qeybisay maxaabiis laga sii daayay xabsi ku yaalla Nairobi+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In