Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jabuuti iyo China oo kala saxiixdaay heshiis khad Tareen

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Jabuuti iyo China oo kala saxiixdaay heshiis khad Tareen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Labada dal Jabuuti iyo China ayaa kala saxiixday heshiis  mashruuc ku saabsan  iskaashiga arrimha  khadka Tareen oo isku xiraya Jabuutii iyo  Ethiopia.

Khadkasi Tareen oo dhismihiisa Qandaraas lagu siyay Shirkad China ah, waxa si rasmi ah howshiisa loo guda geli doonaa bishan aynu ku jirno.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dhinaca Jabuuti, waxaa heshiiskaasi u saxiixay  Wasiirka Ganacsiga iyo Maaliyadda Jabuuti, Ilyaas  Muuse Duwaal oo hadda booqasho ku jooga magalada Pakiin ee casimadda dalka China, halka dhinaca China u isna u saxiixay  Masu’ul sare oo ka tirsan dalkaasi.

Wafdiga Jabuuti ee booqanaya China, waxay kaloo kulan la qaateen  R/wasare ku xigeenka China, waxayna ka wada hadleen horumrinta Cilaaqaadka iyo iskaashiga labada dal.

Marka uu hirrgalo mashruucaasi dhismaha khadka Tareen ee isku xiraya Jabuuti iyo Ethiopia, waxa u door muhim ah ka qaadan doonaan horumarinta dhaqaalaha ka sokow isku gubinta badeecadaha iyo  socodalka dadka ee Jabuuti iyo Ethiopia.

-Mukhtaar-

Previous Post

Waa Sidee Xaaladda Caafimaad ee Madaxweyne C/Kariim Xuseen Guuleed?

Next Post

Shirka Baaralamaannada Afrika oo lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Johannseburg+Sawirro

Next Post
Shirka Baaralamaannada Afrika oo lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Johannseburg+Sawirro

Shirka Baaralamaannada Afrika oo lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Johannseburg+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In