Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geeridii xildhibaan Burci Maxamed Xamsa
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday marxuum Burci Maxamed Xamza oo ahaa Wasiiru Dowlahii Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Arrimaha Degaanka...
Read more