Shir looga hadlayay dhiirigelinta ganacsiga haweenka oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro
Shir looga hadlayay dhiirrigalinta Ganacisga Haweenka Soomaaliyaa ayna soo qabanqaabisay Hay’adda Asal, islamarkaana ay ka qeybgaleen Wasiirrada Ganacsiga iyo Warshadaha, Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka, Haween ganacsato ah, masuuliyiin iyo martisharaf...
Read more









