Bas u shaqeeynaya ciyaaraha Olombikada ee Rio de-Janeiro. oo xalay la xabadeeyay
Laba daaqadood oo muraayad ah ayaa bur-buray kaddib markii xalay kooxo hubaysan ay xabadeeyeen bas u adeegayay ciyaaraha Olombikada adduunka ee ka soconaya caasimadda dalka Brazil ee Rio de-Janeiro. Baskan...
Read more











