Maareeye “Guddiga Doorashooyinka ayaa keenaya qorshaha ugu danbeeya ee Doorashooyinka”
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdixayir Maareeye oo la hadlay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliya (SONNA) ayaa wuxuu ka hadlay shir la filayo inuu ka dhaco magaalada Muqdisho...
Read more











