Golaha wasiirada oo ka hadlay arrimaha samafalka iyo ciyaarihii maamul goboleedyada ee soo gaba-gaboobay
Muqdisho, 28 July 2016---Golaha wasiirada ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa ayaa ka hadlay arrimo ay kamid yihiin amniga dalka, gaadiidka iyo duulimaadyada,...
Read more











