Dhagayso: Xildhibaanada iyo Qeybaha Bulshada Jubbaland oo soodhaweeyay Howlgalda ka dhanka ah Al-Shabaab.
xildhibaanada iyo qeybaha bulshada Maamulka Jubbaland ayaa soo dhaweeyay howlgalada ciidamada kumaandooska Soomaaliya iyo kuwa maamulka jubbaland ay maalmahan ka wadeen deegaano katrisan gobolka jubada hoose, howlgaladaasi oo lagu bartilmaameedsanayay...
Read more











