Sagaal qofood oo ku dhimatay Weerarkii magaalada München
Weerarkii shalay ruux hubaysan uu ku qaaday goob ganacsi oo ku taal magaalada München ee dalka Jarmalka ayaa la soo afjaray. Weerarkan ayaa waxaa ku dhintay 9 ruux, waxaana ku...
Read moreWeerarkii shalay ruux hubaysan uu ku qaaday goob ganacsi oo ku taal magaalada München ee dalka Jarmalka ayaa la soo afjaray. Weerarkan ayaa waxaa ku dhintay 9 ruux, waxaana ku...
Read moreWeerar ay qaadeen koox Hubeysan ayaa ka dhacay suuq ku yaalla Magaalada Munich ee koofurta dalka jarmalka, booliska dalka jarmalka ayaa sheegay in ay jiraan qasaaro ka dhashay weerarkaas Booliska ayaa...
Read moreCiidanka amaanka dawlada goboleedka Jubbaland oo taageero ka helayo kuwa AMISOM ayaan manta oo jimco ah kala wareegay Al-Shabaab deegaanka Beer-Xaano oo u dhaw magaalada Kismayo ee xarunta gobalka Jubbada...
Read moreUrurka Dhaqaatirta aan xuduudda laheyn ayaa sheegay in xeebaha dalka Liibiya laga helay 26 meyd oo ah oo Dooni kula qalibantay Badda mediterranean Uruka ayaa shagay in meydadkaasi ay ka koobnaayeen...
Read moreWasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya mudane Cabdisalaan Hadliye Cumar, ayaa kulan casho ah la qaatay dhiggiisa dalka Kenya Aamina Maxamed iyo qaar ka mid ah danjirayaasha caalamka u fadhiya magaalada Nairobi...
Read moreMusharraxa madaxweyne ee xisbiga Republic-kanka Donald Trump ayaa xalay soo xaadiray shirweynaha xisbiga ee ka dhacayay garoonka Quicken Loans ee magaalada Cleveland halkaas oo loogu caleemo-saaray musharraxnimada madaxweyne ee xisbiga....
Read moreNairobi, 22, July, 2016….Waxaa maanta lagu soo gagabeeyey magaalada Nairobi shir ay wasaarada maaliyaddu soo qaban qaabisay oo ay ka soo qayb galeen maamulada Galmudug, Puntland, Koonfur Galbeed, iyo Jubaland....
Read moreWasiir ku Xigeenka Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya iyo Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa si wada jir ah Xarigga uga jaray Xarun loogu Tala-galay in Adeegyada caafimaadka loogu qabto Hooyada iyo Dhalaanka...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tagey xerada ciidammada gaarka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee degaanka Balli...
Read moreMadaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa mgaaray Garoonka Diyaaradaha Balli-doogle ee Gobalka Shabeelaha Hoose Halkaas oo hada ah Saldhig lagu Tababaro Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Madaxwaynaha oo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho