Kulan looga hadlayay dardar gelinta shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/dhexe oo lagu qabtay Jowhar “Sawirro”
Kulan ay ka qeybgaleen Duubabka Dhaqanka gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe, gudiga fududeeynta shirka Maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe, iyo ururrada haweenka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Jowhar....
Read more