‘laba cadow ayaan leenahay’ (WARBIXIN)
Soomaaliya waxay diyaar u tahay inay dagaal gasho, si ay Itoobiya uga joojiso aqoonsiga dhulka Somaliland ka go’day oo ay deked ka dhisato, sidaasi waxaa uu sheegay Wargeyska THE GUARDIAN...
Read moreSoomaaliya waxay diyaar u tahay inay dagaal gasho, si ay Itoobiya uga joojiso aqoonsiga dhulka Somaliland ka go’day oo ay deked ka dhisato, sidaasi waxaa uu sheegay Wargeyska THE GUARDIAN...
Read moreMaxkamada Racfaanka oo la horgeeyey Masuuliyiin loo haysto Musuq maasuq Maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta la horgeeyey Eedaysanayaal loo haysto Musuq maasuq,Saraakiishan ayaa ka kala tirsan Wasaaradda Maaliyadda iyo...
Read moreDad aad u farabadan oo taageersan qadiyadda reer Falastiin ayaa bannaanbaxyo lagu dalbanayo xabad-joojin ka dhigay dalal badan oo dunida ah. Mudaaharaadyada lagu taageeraayo Falastiiniyiinta oo ka dhacay adduunka oo...
Read moreGuddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan ku-xigeenadiisa ayaa maanta waxaa uu shir guddoomiyay kalfadhiga 4-aad kulanka 9-aad ee Golaha Shacabka...
Read moreGuddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay weheliyaan ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga afaraad kulankiisa 5-aad ee Golaha Aqalka Sare, ajandihiisu...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay ku sugan yihiin in ay difaacdaan oo uusan dhaafin dhulkooda, loona ogolaan in...
Read moreUrurka Suxufiyiinta Caalamka ee marka magaciisa la soo gaabiyo loo yaqaano IFJ ayaa si aad ah u cambaareeyay falalka guracan ee lagu bartilmaameedsaday Suxufiyiinta ka howlgala deegaanada Somaliland, kuwaas oo...
Read moreWasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa-uud Aweys Jaamac oo ka qeybgalayay kulan loogu duceynayay shahiid Taliye Suulnuug ayaa sheegay in uu ahaa halyeey wax badan u soo qabtay...
Read moreLabo badmaax oo ka tirsan ciidamada badda ee Mareykanka ayaa lagu la’yahay biyaha badda ee u dhow xeebaha Soomaaliya, sida maalinimadii shalay lagu sheegay bayaan ka soo baxay taliska dhexe...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada ayaa markale uga digay dowladda Itoobiya in ay isku daydo in tillaabo u soo qaado badda...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho