Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo gacan ka helaya Ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika Ee AMISOM, ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta Talis ay hore u lahaayeen Ciidamada Dowladdii...
Read moreHay’adda WFP ayaa sheegtay in ay hubinayso Raashinka ay Ciidamada Booliiska ee Soomaaliya qabteen xilli ay Hay’addu u wadday gobalka Gedo ee Koofurta Soomaaliya. Layla Cali, oo ah Sarkaalka u...
Read moreTartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV, uuna taaba gelineyo sanadkii saddexaad oo is xiga Maamulka Gobolka...
Read moreKulankaan oo loogatashanayay udiyaar garowga Cayaarha Maamul Goboleedyada oo ay ku baratami doonaaan 5 koox oo ka socota Dowlad goboleedyada xubnaha ka ah Dowlada Dhexe iyo koox ka socota gobolka...
Read moreKulankaani afurka ah ee qaar kamid ah haweenka soomaaliyeed ay u sameysay marwada Madaxweynaha Sahro Cumar Xasan ayaa waxa looga hadlay sida haweenku ay door muuqda ugu yeelan karaan doorashooyinka...
Read moreCiidanka booliiska ayaa garoonka Aadan Cadde ku qabtay raashin dhacay oo isugu jiray boqol shey oo kala duwan oo ay kamid ahaayeen galley ,Masaggo Caano boore, saliid iyo nuucyo kale. Ciidamada...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xil ka qaadis ku sameeyey Taliyihii Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), S/Guuto Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare. Madaxweynaha ayaa xilka qaadista taliyaha...
Read moreDowladda Kenya ayaa ugu baaqday hay’adda Q.M u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR in ay taageerto go’aankeeda ku aadan dib u celinta qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan xeryaha Dhadhaab. Afhayeenka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho